Poster Designer (Social Media)
Posted 4 weeks, Ends in 5 months$3.00 USD
Bids: 0 Interviews: 0
Waxaan raadinaynaa Poster Designer yaqaan sameynta posters casri ah oo loogu talagalay social media (Facebook, Instagram, Telegram). Poster-yadu waa inay noqdaan kuwo nadiif ah, attention-grabbing, oo brand-friendly ah.
Requirements
- • Khibrad u leh Photoshop / Illustrator / Canva
- • Faham midab, font, iyo layout
- • Inuu la yimaado design creative ah
- • Ku shaqeyn kara deadline gaaban
Deliverables
-
• 1 Poster (PNG/JPG)
-
• Editable file (PSD ama Canva link
About the job
Posted Job
07 Jan, 2026Deadline
01 Aug, 2026Experience level
ExpertProject Scope
MediumJob Longevity
3 to 6 monthsLocation
100% Remote jobSkill and expertise
- Adobe Photoshop
- Adobe Illustrator
Job questions for freelancers
- • Maxaad u xiisaynaysaa shaqadan?
- • Imisa waqti ayaad ku dhamayn kartaa hal poster?
- • Ma aqbashaa budget-ka ku xusan post-ka? (Haa / Maya)
- • Ma diyaar u tahay shaqo joogto ah haddii wada shaqeyntu fiicnaato?