Why should you work with me ?
Magacaygu waa Abdiqani.
Waxaan ahay Copywriter, Scriptwriter & Researcher oo si gaar ah diiradda u saara content ka
Muddo 8–9 bilood ah ayaan si joogto ah u baranayey uguna shaqaynayey xirfadaha qoraalka, storytelling, iyo cilmi-baarista, anigoo ka shaqeeya scripts ga gaaban iyo kuwa dheer (short & long-form content).
Waxaan ka mid ahay aasaasayaasha Freelance.Qaninimo.com
platform u gaar ah freelancers-ka Soomaaliyeed, oo u shaqeeya sida Upwork, balse si gaar ah loogu dhisay dhalinyarada leh xirfad balse aan haysan meel ay kaga shaqeeyaan.
My Specializations
- Script copywriter
- Content Creation